Muuqaalkaan Keligii oo aad daawatay kuguma filnaan doono oo suuqu intaan wuu ka balaaranyahay balse waxa uu kuu noqon karaa fure aad ku bilowdid sidii aad ku heli lahayd Faham buuxa oo suuqaan ah
Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran YouTube-keena MoalimuuFX
https://discord.gg/c4q54QcNup
Lifaaqyadaan hoose ayaad ka dalban kartaa Buuggeena Qawaaniinta Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad oo ah buug soo koobaya wax walba oo Qofka soomaaliga ah uu uga baahnaan lahaa barashada xirfadaan Forex
Somalia-Djibout- Ethiopia- Kenya, intaas oo dal haddii aad joogtid Linkigaan hore ka dalbo
https://www.saamionline.com/product/18290/
Turkey – UK- Europe – USA – Australia, Dalalkaas haddii aad joogtidna Linkigaan labaad ka dalbo
https://www.iqrabooks.net/product/qawaaniinta-suuqa-sarrifka-lacagaha-qalaad/
Intaas Wixii Faah-Faahin dheer halkaan ayaad igala soo xiriiri kartaa
Instagram: https://www.instagram.com/moalimuu/
Snapchat: https://www.snapchat.com/add/moalimuufx?share_id=8ZaHcm75Kzg&locale=en-GB
Discord: https://discord.gg/c4q54QcNup
Wesbsite: https://moalimuufx.com/